Taliyihii Ciidamada Haramcad iyo saraakiil kale oo ku dhaawacmay dagaalka Muqdisho

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo Milatari ah iyo kuwa katirsan booliiska ayaa saakay ka dhacay agagaarka Isgooska Banaadir ee magaalada Muqdisho, dagaalkan ayaana salka ku haya dhul halkaasi kuyaala oo la isku heesto. Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa qarxay kadib markii halka dhulka kuyaalo saakay weerar ku qaadeen ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah … Continue reading Taliyihii Ciidamada Haramcad iyo saraakiil kale oo ku dhaawacmay dagaalka Muqdisho